Fahad Yaasiin iyo Cabdiraxmaan Dheere oo ka baxay Muqdisho iyo Xog ku aadan halka ay aadeen

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in saakay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka dhoofeen Taliyihii hore ee Hay’adda NISA Fahad Yaasiin iyo Saaxiibkiis Xildhibaan hore Cabdiraxmaan Dheere. Labadan nin oo ahaa garbaha uu ku duulo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Muqdisho macsalaameeyay maalin kahor inta uusan Madaxweynaha … Continue reading Fahad Yaasiin iyo Cabdiraxmaan Dheere oo ka baxay Muqdisho iyo Xog ku aadan halka ay aadeen